Madaxda Somalia, Itoobiya & Eritreya oo dhisanaya urur cusub (War-Murtiyeed+Sawirro)

Madaxda Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga Geeska Afrika oo ah urur cusub oo goboleed. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay inay ku heshiiyeen inya kala tashtaan … Continue reading Madaxda Somalia, Itoobiya & Eritreya oo dhisanaya urur cusub (War-Murtiyeed+Sawirro)